HomeUncategorized

(Dhagaso) Khamiis 14- April – 2016 Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir Caawa Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan

Khamiis, 14 - April - Dhagayso warkii fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir Xarunteeda Garowe, waxaana warka idinla socodsiinaya wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan, waxaad warka ku maqlidoontoo qodobo door ah.

Al-shabaab iyo huwanta oo ku dagaalamay shabeelaha hoose iyo saldhiga marka oo la weeraray
(Dhagayso) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo fal-waxuushnimo ah ku tilmaamay duulaanka Balicad
Guddiga doorashada M/Soomaaliya oo 9-dob oo sharuudo ah kasoo saaray doorashada madaxwaynaha.

Khamiis, 14 – April – Dhagayso warkii fiidnimo ee Radio Daljir oo caawa idin-kaga imaanaya Daljir Xarunteeda Garowe, waxaana warka idinla socodsiinaya wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan, waxaad warka ku maqlidoontoo qodobo door ah.

Hoos ka dhagayso Warkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: