DFS oo war ka soo saartay dhalinyaro lagu dilay degaanka Gololey

DFS oo war ka soo saartay dhalinyaro lagu dilay degaanka Gololey

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Gololey oo hoos-tagta degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo lagu dilay illaa 8 dhalinyaro ka shaqeynayay xarun caafimaad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com