Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray dhismaha golaha degaanka Cadaado (Daawo)

Madaxweynaha DGGM Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor Ayaa Galabta Daahfuray Dhismaha Golaha Deegaanka Ee Degmada Cadaado.

Waxaan ka qaybgalay Masuuliyiin Katirsan Labad Gole Ee Dowlad Goboledka Galmudug oo Ay U Horayso Gudomiye Kuxigenka Labaad Ee Barlamaanka Galmudug Marwo Fadumo Abdi Faandhe Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug.
Cabdi Waayel .

Kulanka Waxaa qadka taleefanka uga soo Qeyb galey Safiirka Midowga Yurub oo fadhiya Soomaaliye amb Nicolas Berlanga.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com