DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay 40 Al-Shabaab ah

HomeWararka

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay 40 Al-Shabaab ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in illaa 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ka dhacay d

MAANHADAL: Xanibaadda dowladda faderaalka Soomaaliya ay ku hayso ardayda Puntland (dhegayso)
Kalfadhigii 12aad ee Golaha Deegaanka Degmada Burtinle oo Maanta Xirmay (dhegayso)
Wasiir ka tirsan DFS oo Baraawe gaaray

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in illaa 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, howlgalka ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: