MAANHADAL: Xanibaadda dowladda faderaalka Soomaaliya ay ku hayso ardayda Puntland (dhegayso)

MAANHADAL:  Xanibaadda dowladda faderaalka Soomaaliya ay ku hayso ardayda Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsanyahay Xanibaadda dowladda faderaalka Soomaaliya ay ku hayso ardayda Puntland inay helaan shahaadada dugsiga sare,si’ay u helaan waxbarasho jaamacadeed?

 

Barnaamjka waxaa Garoowe ka soo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Dhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com