Deni oo Magacaabay Taliyayaasha Qaybta Booliska Gobolada Nugaal iyo Sanaag. (Daawo)

HomeWararka

Deni oo Magacaabay Taliyayaasha Qaybta Booliska Gobolada Nugaal iyo Sanaag. (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-78 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliya Qaybta Booliska gobolk

Garaad Jaamac Garaad Cali “Soomaali waxay u baahantahay kaliya siyaasi isku keena (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo cambaareeyay kana tacsiyeeyay qaraxii Gaalkacyo.
Yaasin Cabdisamad: ” Somaliland waa la iska difaacaya, Cashar ayaa loo dhigayaa ,Shacabkuna hatageero dowladda” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-78 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliya Qaybta Booliska gobolka Sanaag.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

1. Waxaa G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed loo magacaabay
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Hoos ka daawo Warbixinta Magacaabida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: