Dekedda Garacad oo maanta si toosa ah xariga looga jaray

Dekedda Garacad oo maanta si toosa ah xariga looga jaray

Waxa maanta xarigga laga jaray dekadda Garacad halkaas oo ku sugnaayeen masuuliyiin, ganacsato iyo dad rayid ah kuwaas oo goob joog ka ahaa mashruuca lagu tilmaamay kii ugu weynaa ee dhawaanahan laga hirgeliyo Puntland,

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxay si rasmi ah maanta xarigga uga jareen dekedda Garacad,

Mas’uuliyiin ka socotay dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka ayaa ku sugnaa xafladda, waxaana kamid ah madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Cabdicasiis laftagareen, Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar iyo wasiirka magacaaban ee gaashaandhigga ee Kenya Aadan Barre Ducaale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com