WACAAL DARAY AH: Qarax Magaalada Boosaaso

HomeWararka

WACAAL DARAY AH: Qarax Magaalada Boosaaso

War degdeg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax laga maqlay qaybo kamid ah magaaladaasi uu ka

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Banaanbax Kadhan ah Kala Gurista Shillinka Soomaaliga oo Kadhacay Qardho (dhegayso)
Duqa Gaalkacayo oo ka jawabay eedayn uga timid Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo (dhegayso)

War degdeg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax laga maqlay qaybo kamid ah magaaladaasi uu ka dhacay agagaarka Hotelka Jubba ee magaaladaasi.

Qaraxaani oo jugtiisa siweyn looga dareemay magaalada ayaa waxaa wararku sheegayaan inuu ka dhacay goob aad mashquul u ah oo gaar ahaan inta u dhexaysa Jubba ilaa wadada faras magaalaha ah ee Gaaca.

FAAHFAAHINTA halkan kala soco

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: