WACAAL DARAY AH: Qarax Magaalada Boosaaso

HomeWararka

WACAAL DARAY AH: Qarax Magaalada Boosaaso

War degdeg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax laga maqlay qaybo kamid ah magaaladaasi uu ka

Maraykanka oo tirada dadka u dhintey Coronavirus ay ka sara martay dalka Talyaaniga
Madaxweyne Deni: ” Doorashooyinka Galmudug& Jubbaland DFS dhex dhexaad ka noqoto (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Boosaaso (dhegayso)

War degdeg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax laga maqlay qaybo kamid ah magaaladaasi uu ka dhacay agagaarka Hotelka Jubba ee magaaladaasi.

Qaraxaani oo jugtiisa siweyn looga dareemay magaalada ayaa waxaa wararku sheegayaan inuu ka dhacay goob aad mashquul u ah oo gaar ahaan inta u dhexaysa Jubba ilaa wadada faras magaalaha ah ee Gaaca.

FAAHFAAHINTA halkan kala soco

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: