Duqa Gaalkacayo oo ka jawabay eedayn uga timid Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Duqa Gaalkacayo oo ka jawabay eedayn uga timid Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Duqa Degmadda Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay oo ka jawaabayey eeda ay u soo jeediyey qaar kamid ah Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ayaa

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 16aad – dhegayso/daawo)
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Duqa Degmadda Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay oo ka jawaabayey eeda ay u soo jeediyey qaar kamid ah Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ayaa sheegay intii uu xilka Degmada hayey ay u qabsoomeen waxyaabo badan gaar ahaan dhanka Amniga iyo Mashaariicda horumarineed

Duqa ayaa sheegay inay Amaanka siweyn uga shaqeeyeen isla markaana Mashaariic wax ku ool ah ay ka qabsoomeen Degmadda Dalkacyo iyo Deegaanada hoos yimaada wuxuu kaloo sheegay inay jiraan Guryo horey dowladu ula wareegtay in qaarkood dan guud loo iibiyey laguna fuliyey Mashaariic kala duwan.

Jamaal Faarax Aaadan ayuu uwaramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: