Dayactir lagu sameyeey xarunta Maxkamadda degmadda Jariiban (dhegayso)

HomeWararka

Dayactir lagu sameyeey xarunta Maxkamadda degmadda Jariiban (dhegayso)

Qaaliga Maxkamada Degmada Jariiban ayaa ka hadlay Xarig jar markale lagu sameeyey xarunta Maxkamada ee Degmada Jariiban taasoo mudooyinkii lasoo dhaaf

Wasiir Saalax Jaamac oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Xogahaya Qaramada Midoobay
Shirkadaha British Airways iyo Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadooda Qaahira
Howlgallo dad lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho & duleedkeeda

Qaaliga Maxkamada Degmada Jariiban ayaa ka hadlay Xarig jar markale lagu sameeyey xarunta Maxkamada ee Degmada Jariiban taasoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay ka socdeen dib u dayactir lagu samaynayey qaybo kamid ah Xarunta.

Shiikh Jaamac Shiikh Maxamuud Shiikh Xassan Qaaliga Maxkamada degmada Jariiban ayaa sheegay in wasaarada Xanaanada xoolaha Puntland oo guryo kuleh xarunta dhexdeeda laga doonayo inay dib u habayn ku samaystaan xaruntooda isagoo sheegay inay maxkamadu ka qaaday Daawooyin dhacay oo dhex daadsanaa gudaha guryaha wasaarada Xanaanada xoolaha Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: