Dawlada Puntland oo magacawday guddi ka kooban 9 xubnood oo qaabilsan wacyigelinta bulshada.

Garowe, July 27 – Maxamed Faarax Ciise ‘Gaashaan’, wasiiru dawlaha maamul wanaaga Puntland oo saxaafada u waramay ayaa ka tafaasiil ka bixiyey kaalinta guddiga ay dawladu magacawday, ee qaabilsan wacyigelinta bulshada. Md. Gaashaan waxaa uu sheegay guddigu in ay u kala baxeen gobollada dalka, ayna kala hadli doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada dagaalka aan xaqa ahayn ee lagu soo qaaday Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com