Dalalka UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya olole ay ku joojinayaan Dadka muhaarijiinta ah ee soo galaya Dalalkooda

HomeWararka

Dalalka UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya olole ay ku joojinayaan Dadka muhaarijiinta ah ee soo galaya Dalalkooda

Dalalka UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya olole ay ku joojinayaan Dadka muhaarijiinta ah ee soo galaya Dalalkooda. Dowlada Britain ayaa sheegtay in ay 500 oo milyan oo gini ay ugu deeqayso Faransiiska si loogaga hortago muhaajiriinta doonyaha yar yar kaga soo gudba xeebaha u dhexeeya Britain iyo Faransiiska. Diiwaanka wararka | Daljir Media

Ra’iisul Wasaare Khayre,”Puntland Waa Tubtii Dhismaha Dowladda Federalka ah”
Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo dib ugu laabtay
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Dalalka UK iyo Faransiiska oo iska kaashanaya olole ay ku joojinayaan Dadka muhaarijiinta ah ee soo galaya Dalalkooda.

Dowlada Britain ayaa sheegtay in ay 500 oo milyan oo gini ay ugu deeqayso Faransiiska si loogaga hortago muhaajiriinta doonyaha yar yar kaga soo gudba xeebaha u dhexeeya Britain iyo Faransiiska.

Diiwaanka wararka | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0