Daladda PUNSAA & Bulshadda Boosaaso

HomeWararka

Daladda PUNSAA & Bulshadda Boosaaso

Boosaaso: Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Kulanka Bulshada rayid iyo Golaha deegaanka bosa

RW Xamsa oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay kordhinta mashaariicda
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Turkish Airlines oo Muqdisho kasoo degtay
Tigey oo Iska Casilay Xilkii Gudiga Taakulaynta Ciidamada Qaranka

Boosaaso: Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Kulanka Bulshada rayid iyo Golaha deegaanka bosaso kaasoo lagu falanqeeyey door ka haweenka, Barakacayaasha iyo dadka baahiyaha gaaka ah qaba ay ku laahaayeen doorashadii golayaasha deegaanka ee Puntland ka dhacday.

Qaybaha kala duwan ee kasoo qaybgalay ayaa si qotodheer uga dooday heerarkii doorashada ay soomartay iyo kaalintii ay ku lahaayeen bulshada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: