Dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Dhexe

HomeWararka

Dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka dhacay deegaanka Janaal

Wasaarada waxbarashada DFS oo sheegtay in ay la soo wareegayso Iskuulada ku yaala maamul goboleedyada dalka
Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir oo shacabka ka dalbaday Wadashaqayn
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolkaasi.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin halkaasi.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in weerarka, kadib uu dagaal foolka fool ah dhex-maray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa shaaciyey inay ka hortageen weerarka lagu soo qaaday, ayna khasaare gaarsiiyeen Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: