Dadkii ay saamaysay fatahaadda xeebta Caluula oo gargaar la gaarsiiyay (dhegayso)

HomeWararka

Dadkii ay saamaysay fatahaadda xeebta Caluula oo gargaar la gaarsiiyay (dhegayso)

Qoyasaska ay saamaysay fatahaadda xeebta magaalada Caluula ee xarunta gobolka Gardafu ee Puntland ayaa la gaarsiiyay dhar, maacuun iyo bustayaal, kuwaasi oo ay soo dhiibtay gabar qurbe joog ah. Ilaa iyo sadex boqol oo qoys ayaana ka faa’iidaystay deeqdan oo u mahadceliyay gabdhii qurbe joogta ee soo dhiibtay. Hoos ka dhegayso warbixinta http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cce636010100bd1ce7a3d1/Warbixinta+qoyasaska++garda+Fuu.mp3

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Muqdisho tagay
Maxaa Sababa Dhalinyarada inay Dalkooda ka Tahriiban ? (dhegayso)
Kheyre oo sheegay in dib habeyn lagu sameyn doono hannaanka caddaaladda dalka

Qoyasaska ay saamaysay fatahaadda xeebta magaalada Caluula ee xarunta gobolka Gardafu ee Puntland ayaa la gaarsiiyay dhar, maacuun iyo bustayaal, kuwaasi oo ay soo dhiibtay gabar qurbe joog ah.

Ilaa iyo sadex boqol oo qoys ayaana ka faa’iidaystay deeqdan oo u mahadceliyay gabdhii qurbe joogta ee soo dhiibtay.

Hoos ka dhegayso warbixinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: