Dadka Laascaano xagge ka shaahaan oo ka cunteeyaan?

HomeWararka

Dadka Laascaano xagge ka shaahaan oo ka cunteeyaan?

Cabdi Cawke wuxuu #LAASCAANOOD ku leeyahay makhaayad caan ah oo shaaha laga cabo, isaga iyo laba meelood oo kale ayaa u shaqeeya dadka ku haray magaalada ee difaacaya si aysan dadku u waayin shaah, cunto iyo biyo | Radio Daljir ayuu u warramay.

James Swan oo War ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka jubbaland
WAXAA SII XOOGAYSANAYA DABKII QABSADAY SUUQA JIGJIGA.
Wasiirka Ganacsiga oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China

Cabdi Cawke wuxuu #LAASCAANOOD ku leeyahay makhaayad caan ah oo shaaha laga cabo, isaga iyo laba meelood oo kale ayaa u shaqeeya dadka ku haray magaalada ee difaacaya si aysan dadku u waayin shaah, cunto iyo biyo | Radio Daljir ayuu u warramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: