Dadaalo loga hortagayo inu fatahaad sameeyo wabiga shabeele oo socda (dhegayso)

Dadaalo loga hortagayo inu fatahaad sameeyo wabiga shabeele oo socda (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka Dhanka Arimaha Bulshada Maamulka Gobalka Hiraan sheekh Xuseen cusmaan cali oo wareysi siinayay Radio Daljir ayaa ka warbixiyay Fatahaadaha wabiga shabeele iyo Dadka ilaa Haatan ka barakacay Magaalada isagoonah sheegay inay socdaan Dadalo looga hortagayoh Fatahaada wabiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com