Dab ka kacay degaan ka tirsan Bareedo iyo khasaaro jirra (dhegayso)

Dab ka kacay degaan ka tirsan Bareedo iyo khasaaro jirra (dhegayso)

Dab gaystay khasaare hantiyeed iyo dhaawaca 10 qof ayaa waaxa uu ka kacay Beer Weyn oo kutaalay Deegaanka Sayn Wayn ee Degmada Bareeda ee Gobolka Garda Fuu,iyado Warar dheraad ah ay kaso baxayaan khasaaraha kadhashay dabkaas ka kacay degaankas.

Gudoomiyaha Degmadda Bareedo Abshir Maxamed Axmed ayaa Radio daljir uga Waramaya dabkaaasi dhibaatada uugaystay,xili uu ku sugnaa degaanka uu dabka ka kacay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com