Degaano ka tirsan Bargaal oo biyo la’aan laga soo sheegayo (dhegayso)

HomeWararka

Degaano ka tirsan Bargaal oo biyo la’aan laga soo sheegayo (dhegayso)

Deegaano ay kamid yihiin Qaraxaad , Waadi khayr iyo Taageer oo hoos yimaada Degmada Baargaal ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo laan haysata dadka

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dhallinta Puntland: Puntland & Baal Cusub 2019
Dayactir lagu sameyeey xarunta Maxkamadda degmadda Jariiban (dhegayso)

Deegaano ay kamid yihiin Qaraxaad , Waadi khayr iyo Taageer oo hoos yimaada Degmada Baargaal ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo laan haysata dadka iyo dunyada ku dhaqan Deegaanadaasi .

Dadka ayaan haysan ceel biyod ay ka cabaan , waxaana lagu soo waramayaa in dhawaan Cel Biyood laga hirgalin lahaa halkaasi laha horistaagay .

Hadaba Waxaa maanta Radio daljir la soo xiriiray Gudoomoyaha Gobolka Garad Fuu Maxamud Axmed Caynab iyo Midkamid ah waxgaradka Deegaanka oo lagu magacaabo Muuse Saalax ,Waxayna ay uwarameen Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: