Cudurka Covid-19 oo soo laba kaclayeey iyo dad cusub oo laga helay

Cudurka Covid-19 oo soo laba kaclayeey iyo dad cusub oo laga helay

4,09,2020
Puntland iyo Covid19.

Baaritaan lagu sameeyay 665 Qof, 24 September ilaa 03 October xanuunka Covid19 laga helay 147 qof oo kamid ah.
Dadka xanuunka laga helay ayaa jooga Garowe,99,Boosaaso,6, Iskushuban 14 qof, Bargaal 7 qof, Xaafuun 4 qof, Bayla 9 qof, Qandala 5 qof, Galkacyo 1 qof, Eyl 9 qof, dadka xanuunka laga helay ayaa da’doodu udhaxaysaa 1 sano jir ilaa 75 jir. 9 qof ayaa soo bogsaday.

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ee shaybaaradu xaqiijiyeen ayaa hada gaartay 668 qof waxaa udhintay 9 qof waxaa ka bogsaday 240 qof.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com