Ciidanka Dowladda ayaa soo afjaray weerarkii ka socday Hotel Xayaat

Ciidanka Dowladda ayaa soo afjaray weerarkii ka socday Hotel Xayaat

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran, ayaa soo afjaray inta badan Howlgalkii ka socday Hotelka Xayaat, waxaana jira Qaraxyo Caagado ku jira oo ay Shabaabku ku xireen Qaybta Saddexaad ee Hotelka, kuwaasi oo ay Qarxinayaan Ciidanka ammaanka, sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiisha ciidanka.

Qaraxyada Caagadaha ku jira qaarkood waxaa gacanta ku dhigay ciidanka sida ka muuqata Sawirada, halka kuwa qaarna la qarxiyay.

Sikastaba ha ahaate wali lama shaacin khasaaraha ka dhashatay weerarka qaatay 18 saacadood kabadan waxan laga warsugi doona laamaha amniga wixi ay kasoo sheegaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com