Ciidanka DANAB oo howlgal kudilay Xubno katirsan Al-Shabaab

HomeWararka

Ciidanka DANAB oo howlgal kudilay Xubno katirsan Al-Shabaab

Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ,ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgallo ka dha

Garaad Jaamac Garaad Cali “Soomaali waxay u baahantahay kaliya siyaasi isku keena (dhegayso)
Shacabka Qardho oo Xalay Soo Bandhigay Lacag lagu Tala Galay Dadkii ku Waxyeloobay Qarixii zoobe (dhegayso)
Kulan looga hadlayo amniga ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ,ayaa deegaanada Dooxada Jubba ee Gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab .

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan uu ku dhamaaday si guul leh, isla markaana lagu dilay labo ka mid ah Al-Shabaab ayna jirin wax khasaare ah oo soo gaaray dadka rayidka ah.

Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa had iyo jeer u taagan sidii ay shacabka Soomaaliyeed uga difaaci lahaayeen dhibaatooyinka ay ka midka yihiin dhibaatafa ay ku hayaan bulshada ayaa lagu yiri war kasoo baxay DANAB.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: