Ciidanka booliska Soomaliland, oo xiray dhalinyaro mudaharaadaysay.

Ciidanka booliska Soomaliland, oo xiray dhalinyaro mudaharaadaysay.

Magaalada Borco, ee gobolka Togdheer, Ciidanka Soomalilad, ayaa xabsiga u taxaabay dhaliyaro mudaharaad kala hor yimid gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Barwaaqo Part Maxamed Cabdi Gaboose, kaas ooo burco gaarey maanta .

Gaboose, ayaa Urur ku dhawaaqay dhawaan ka dib markii Maxkamada sare ee Soomaliland, sheegtay in Ururadu furan yihiin xilli Xisbiyada mucaaradku ka soo horjeesteen arinkaas, xiisad ka dhaalatayna ay taagan tahay’ oo aan xal laga gaaarin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com