Ciidanka Amniga Boosaaso oo gubay Qaad sharci darro lagu soo galiyaay Boosaaso

HomeWararka

Ciidanka Amniga Boosaaso oo gubay Qaad sharci darro lagu soo galiyaay Boosaaso

Ciidamadda Booliska Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa maanta meel Fagaare ah ku gubay ku dhawaad 10 Jawaan oo ah qaadka loo yaqaano Mii

SIDEE BOOSAASO LOOGU SOO DHOWEEYEY WASIIRKA SHAQADA, SHAQAALAHA, DHALANYADA& CIYAARAHA PUNTLAND
Nabadoon caan ah oo lagu dilay Magaaladda Muqdisho
Garoowe: Gaari Burburiyey Maqaayad Ciyaaro Lagu Daawanayey iyo Dad Badan oo Ku Dhaawacmay (Sawirro)

Ciidamadda Booliska Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa maanta meel Fagaare ah ku gubay ku dhawaad 10 Jawaan oo ah qaadka loo yaqaano Miiro,kaas oo la sheegay qaab sharci darro ah in looga soo galiyaay Gobaladda waqooyi ee Somaliland,isla markaana lagaso qaaday Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag.

Saraakisha Ciidanka Booliska Gobalka Bari oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in qaadkan uu ahaa qaad an soo marrin wadooyinka sharciga ah ee ay soo maraan qaadka kale ee la keeno gobaladda Puntland,iyado digniin loo dirray ganacsatada kale ee qaadka keena degaanadda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: