Xildhibaan Somaliland katirsan oo si kulul uga hadlay Heshiiski Dekadda Berbera iyo Xaalka Tukaraq (Daawo)

Xildhibaan Somaliland katirsan oo si kulul uga hadlay Heshiiski Dekadda Berbera iyo Xaalka Tukaraq (Daawo)

Xildhibaan Axmed Maxamed Caateye oo kamid ah Xildhibaanada Somaliland oo maanta Saaxafadda kula hadlay Hargeysa ayaa ka hadly Heshiiski Sadex gesoodka ahaa ee ku saabsana saami qaybsiga dekadda Berbera ,ayaa si kulul uga hadlay Heshiiskas iyo go’aanki Barlamaanka Somaaliya.

Dhinaca Kale Xildhibaanka oo kaso jeeda Gobalka Sool ayaa ka hadlay Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobalka sool oo halkaad la wareegen dhawaan Ciidamadda Somaliland.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com