Ciidamo Kenyan ah oo khasaare kasoo gaaray qarax kadhacay Lamu

Ciidamo Kenyan ah oo khasaare kasoo gaaray qarax kadhacay Lamu

Qarax miino ayaa sababay dhimashada shan askari iyo dhaawaca toban kalle, kadib markii miino ay la qaraxday.

Afhayeenka ciidamada Kenya Colonel Paul Njuguna ayaa sheegay ciidamada inay wadeen howlgal biyo dhaamin ah, dadka rayidka ee ku sugan kaymaha Laamu.

Ciidamada Kenya ayaa beryihii lasoo dhaafay waday howlgallo ay ku baadi goobayaan Al-shabaab oo ku dhuumaalaystay deegaanka kaymaha ah ee Lamu.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com