Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Hoos-u-dhaca miisaaniyada dowladda Puntland 2017-2018

Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Hoos-u-dhaca miisaaniyada dowladda Puntland 2017-2018

Barnaamijka Muqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin kasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir loogana hadlo arrimaha bulshada iyo waxyaabaha ku xeeran, ayaa maanta waxaana  looga dooday  hoos- u-dhaca ku yimid Miisaaniyad Sanadeedkii dowladda Puntland ee  sannadaha 2017-2018.
Haddaba sidee ayey shacabku u arkaan hoose-u-dhaca miisaaniyada dowladda iyo waxa u sababa ah?
Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan ayaa soojeedinaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com