Ciidamo Etoobiyaan ah oo Kaso Gudbay Xuduudka Ay Somaaliya la wadagaan (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamo Etoobiyaan ah oo Kaso Gudbay Xuduudka Ay Somaaliya la wadagaan (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Xuduuudka Etoobiya iyo Somaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ahoo aad u hubaysan ayaa kasoogudbay xuduudka Soomaaliya i

Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka
Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo markale maxkamadda la soo taagayo
Rooble: ”Waxaa naga go’an in aan ka jawaabno baahiyaha ciidankeenna”

Wararka ka imaanaya Xuduuudka Etoobiya iyo Somaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ahoo aad u hubaysan ayaa kasoogudbay xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya .

Wararka ayaa sheegaya in ciidankaasi ay wataan baaburta gaashaaman iyo taangiyada dagaalka.

Dhanka kale Maamulka gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay isu diyaariyeen hawlgallo ay dib ugula wareegayaan deeganada Al-Sahabaab ay kusugan yihiin goblkaasi

Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga Gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland Maxamed Xuseen Al-qaadi oo la hadlay Radio Daljir ayaa xaqiijiyay imaatinka ciidanka itoobiya

Zubeyr Shiikh Cabdi aya khadka telefoonka ee Baardheere kula xariiray wuxuuna ugu horayn waydiiyay hawlgalada kasocda goblka Gedo

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: