Dhalinyaradda Aqoonyahanadda Ah ee Puntland Maxay kadhaheen Xirnaanshaha Dekadda Boosaso (dhegayso)

iyado ku dhawaad labo Asbuuc ay xirantahay Dekadda weyn ee Boosaaso oo ah isha ugu weyn dhaqaalaha Puntland ,isla markaana cabasho ay soo gudbiyeen ganacasatada ayaa saamaynta arintaas ee bulshadda waxaa ka hadlay qaar kamid ah dhalinyaradda Aqoonyanadda.

Cabdulqaadir Cali saleeban (Camuu) oo Kamid ah Dhalinyaradda Aqoonyahanada ah ee ku sugan Boosaaso ayaa isago waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay xirnaanshaha Dekadda Boosaso.

dhegayso codka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com