Ciidamadda dowladda oo soo afjaray weraarkii Hotel Elite

Ciidamadda dowladda oo soo afjaray weraarkii Hotel Elite

Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite ee magaalada Muqdisho.

Ciidanka ayaa guuleystay in ay toogtaan dhammaan kooxihii hubeysnaa weeraray Hoteelka Elite.

Ciidanka ayaa soo badbaadiyeen dadkii ku go’doomay Hotelka, Baaritaano ayay ciidanku wadaan hadda.

Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Hoteelka lagu Magacaabo Elite oo ku yaalla Xeebta Liido.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com