Ciidamadda dowladda oo soo afjaray weraarkii Hotel Elite

HomeWararka

Ciidamadda dowladda oo soo afjaray weraarkii Hotel Elite

Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite ee magaalada Muqdisho. Ciidanka ayaa guuleystay in ay too

RW Khayre oo Baydhabo gaaray
Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in Janan DFS loo gacan galiyo
Maxkamadda Gobalka Banaadir oo maanta ku dhawaaqday xukunta 11 Ruux oo lagu edeyeey musuqmaasuq

Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite ee magaalada Muqdisho.

Ciidanka ayaa guuleystay in ay toogtaan dhammaan kooxihii hubeysnaa weeraray Hoteelka Elite.

Ciidanka ayaa soo badbaadiyeen dadkii ku go’doomay Hotelka, Baaritaano ayay ciidanku wadaan hadda.

Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Hoteelka lagu Magacaabo Elite oo ku yaalla Xeebta Liido.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: