Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka dhan ah Alshabaab ka wadda Sh/hoose (dhegayso)

Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka dhan ah Alshabaab ka wadda Sh/hoose (dhegayso)

Ciidamada dowladda ayaa guulo ka gaaray dagaalka gobolka Shabeelaha Hoose ee ay kula jireen kooxda Al-shabaab, waxaan weeraradaasi mid kamid ah lagu dilay sida ay dowladdu sheegtay Afhayeenkii Al-shabaab Cali Dheere.

Hadab waxaa arintan falanqaynaya Maxamuud Cabdi Cumar oo kamid ahaa saraakiishii hore ee la soo shaqeeyay xukuumadihii dalka soomaray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com