Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka dhan ah Alshabaab ka wadda Sh/hoose (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamadda dowladda oo howlgalo ka dhan ah Alshabaab ka wadda Sh/hoose (dhegayso)

Ciidamada dowladda ayaa guulo ka gaaray dagaalka gobolka Shabeelaha Hoose ee ay kula jireen kooxda Al-shabaab, waxaan weeraradaasi mid kamid ah lagu dilay sida ay dowladdu sheegtay Afhayeenkii Al-shabaab Cali Dheere. Hadab waxaa arintan falanqaynaya Maxamuud Cabdi Cumar oo kamid ahaa saraakiishii hore ee la soo shaqeeyay xukuumadihii dalka soomaray.

Dowladda Puntland oo ku Dhawaaqday Berri waa 1da Ramadaan
Guddoomiye Cabdi Xaashi: “Koonfur iyo Woqooyi waxaa isku dirayaa waa baahi”
Sidee looga ciiday Maanta Magaaladda Qardho? (Daawo)

Ciidamada dowladda ayaa guulo ka gaaray dagaalka gobolka Shabeelaha Hoose ee ay kula jireen kooxda Al-shabaab, waxaan weeraradaasi mid kamid ah lagu dilay sida ay dowladdu sheegtay Afhayeenkii Al-shabaab Cali Dheere.

Hadab waxaa arintan falanqaynaya Maxamuud Cabdi Cumar oo kamid ahaa saraakiishii hore ee la soo shaqeeyay xukuumadihii dalka soomaray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0