Ciidamadda China ee ladagaalanka Burcad Badeeda oo Howlgalkii xoojiyeey

Ciidamadda China ee ladagaalanka Burcad Badeeda oo Howlgalkii xoojiyeey

Dowladda China ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto howlgalka ka dhanka ah Burcad Badeedda Soomaalida ee ay ka waddo biyaha Soomaaliya,Badweynta Hindiya iyo gacanka Cadmeed.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dhowaan ku ammaaanay dalka China inuu kaalin muhiim ah ka ciyaarayo la­tacaalidda khatarta burcadbadeeddaSoomaalida.

China ayaa howlgalkaan ku biirtay sanadkii 2008, xilligaas oo ahayd waqtigii xumaa ee burcadbadeedu geystaan weeraradii ka dhanka ahaa maraakiibta shisheeye.

Sida lagasoo xigtay afhayeenka, China waxay tan iyo xilligaas ka hor tageen 3,000 oo ah iskudayo weerar oo ka yimid burcad badeed Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com