Ciidamadda Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay lacag Shilin Soomaali ah

Ciidamadda Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay lacag Shilin Soomaali ah

Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacag dhan1 Bilyan oo Shilin Soomali ah iyo gaarigi waday oo ku socday Boosaaso. Ciidamada ayaa gaarigii siday lacagtan ku qabtay inta udhexaysa Kaantaroolka deegaanka Al-xamdulilaahi iyo degmada Waaciye.

Puntland shacabka muddooyinkii udambeeyay waxa ay ka cabanayeen Sicir barar saameeyay maciishada haqutul daruuriga ah.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com