Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho oo Xalay Howlgalo Sameyeey

HomeWararka

Ciidamada Xasilinta Caasimada Muqdisho oo Xalay Howlgalo Sameyeey

Ciidamada lagu Magac daray Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa Xalay ka sameyeey degmooyinka gobalka Banaadir howlgalo lagu xaqiijinayeey Amaanka Caasi

Tuli Guuleed oo Guddoomiye cusub loo magacaabay
Galmudug oo lagu Eedeeyey in ay Shacab ku Laysay Dhabbad (dhegayso)
Soomaaliland oo Puntland ugu hanjabtay in 24saac gudahood ay uga baxaan kaantaroolka deegaanka Bixin ee gobolka Sool (dhegayso)

Ciidamada lagu Magac daray Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa Xalay ka sameyeey degmooyinka gobalka Banaadir howlgalo lagu xaqiijinayeey Amaanka Caasimadda.

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay ciidamadu ka wadeen qeybo ka mid ah Xaafada Geed Jaceyl iyo sidoo kale meelo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Soomaaliya, waxana la sheegay in dad farabadan lagu qabtay howlgalkaas.

Ciidmaada Ayaa Xoojiyeey Maalmihii ugu dambeyeey Howlgalka ay ka wadaan Caasimadda Muqdisho,Waxaana lagu soo qabtay dad badan oo laga shakisanaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: