Soomaaliland oo Puntland ugu hanjabtay in 24saac gudahood ay uga baxaan kaantaroolka deegaanka Bixin ee gobolka Sool (dhegayso)

Soomaaliland oo Puntland ugu hanjabtay in 24saac gudahood ay uga baxaan kaantaroolka deegaanka Bixin ee gobolka Sool (dhegayso)

Saraakiisha ciidamada maamulka Soomalaland ee Soomaalidiidka ah oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Laas caanood ayaa Puntland ugu hanjabay in 24saac gudahood ay uga guuraan kaantaroolka deegaanka bixin oo ay dhawaan u soo guureen ciidamada dowladda Puntland.

Halkan ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com