Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq

HomeWararka

Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq

Warar aanu ka helnay goob joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa sheegaya inay ciidamada Puntland qabsadeen saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq ay k

Cabshada haweenka ka ganacsada khudaarta ee Suuqa Garoowe, iyo saameynta sicirbararka uu ku yeeshay (Warbixin)
Militariga Israa’iil oo duqeeyay fariisimada Xamaas ee marinka Qaza
Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Magacaabay Guddoomiyaal degmooyin (Akhriso)

Warar aanu ka helnay goob joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa sheegaya inay ciidamada Puntland qabsadeen saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq ay ka samaysteen.

Goob jooge diiday magaciisa ayaa radio Daljir u xaqiijiyay dagaalka inuu wali socdo, islamar ahaantaana uu kasii fogaanayo deegaanka , isagoo dagaalka uu aaday dhanka wadada laamiga ee Laascaanood xigta oo ciidamada Somaliland ay sii durkayaan.

Saraakiisha labada dhinac ayaan ka hadlin wali khasaaraha dagaalka oo aan la ogaan karin.

Wixii kasoo kordha dib kala soco

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Guul Puntland

  • Been ha sheegin 6 years ago

    Apti beeenta ileen waad taqaaniin

  • Ssc guul 6 years ago

    Guul puntland waxn leyhy soo socda ilaa gaatama hadii hadafkinu yhy tukaraq wd fashilmaysn lkn hdd laska iyo gatama usocotan wellcome

DISQUS: