Ciidamada Macawisleyada iyo Al-Shabaab oo saaka ku dagaalamay deegano hoos taga Jalalaqsi

Ciidamada Macawisleyada iyo Al-Shabaab oo saaka ku dagaalamay deegano hoos taga Jalalaqsi

Ciidamada Macawisleyada ayaa Saakay weerar ku Qaaday Degaanka Geed-weyne oo u dhaxeyo Degmada jalalqasi iyo Degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Wararka Ayaa Sheegay inu halkaas Dagaal kooban AS iyo kooxada Macawisleyada ku dhaxmaray Waxaana La Soo Wariyay khasaara Dagaalka kadhashay.

Weerarka Macawisleyada ee Nawaaxiga Degmada jalalqasi ayaa imaaneyso Xili inta badan Gobolka Hiiraan Ciidanka Degaanka aay is Abaabul Ka dhan AS ka bilaabeen,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com