Ciidamada Galmudug oo dawooyin & raashin la gaarsiyeey (Sawiro)

Ciidamada Galmudug oo dawooyin & raashin la gaarsiyeey (Sawiro)

Shacabka iyo dhalinyaradda Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb ayaa agab isugu jira Raashin iyo dawooyin garsiyeey Ciidamadda Galmudug ee ku sugan jiida hore ee dagaalka deeganadda Gobalka Mudug.

Wasiirka Amniga Galmudug ayaa uga mahadceliyeey dhalinyaradda iyo ururadda kale sidaa ay uy garab taaganyihin Ciidamada Amniga oo dagaal kula jiraa Ururuka Alshabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com