Ciidamada Galmudug oo dawooyin & raashin la gaarsiyeey (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamada Galmudug oo dawooyin & raashin la gaarsiyeey (Sawiro)

Shacabka iyo dhalinyaradda Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb ayaa agab isugu jira Raashin iyo dawooyin garsiyeey Ciidamadda Galmudug ee ku sugan jiida hore ee dagaalka deeganadda Gobalka Mudug. Wasiirka Amniga Galmudug ayaa uga mahadceliyeey dhalinyaradda iyo ururadda kale sidaa ay uy garab taaganyihin Ciidamada Amniga oo dagaal kula jiraa Ururuka Alshabaab.

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland iyo dowladda oo heshiis kala saxiixday (Akhriso)
Puntland: 22 sano halkii la hiigsanayay mala gaaray? Waraysi Aqoonyahan Maxamed Baldho | (daawo)

Shacabka iyo dhalinyaradda Caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb ayaa agab isugu jira Raashin iyo dawooyin garsiyeey Ciidamadda Galmudug ee ku sugan jiida hore ee dagaalka deeganadda Gobalka Mudug.

Wasiirka Amniga Galmudug ayaa uga mahadceliyeey dhalinyaradda iyo ururadda kale sidaa ay uy garab taaganyihin Ciidamada Amniga oo dagaal kula jiraa Ururuka Alshabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: