Ciidamada DDSI oo fashiliyay qaraxyo laga fulinlahaa Jigjiga (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada DDSI oo fashiliyay qaraxyo laga fulinlahaa Jigjiga (dhegayso)

Ciidamada Amniga ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qaraxyo la doonayay in lala beegsado goobo ay dadka isugu yimaadaa

Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafurinayo dalka Canada
Baraarugga Hawenka taxanaha 138AAD Daljir BBCMA?
Maamulka gobalka Banaadir oo ka hadlay banaanbaxyo Muqdisho ka dhacay (Daawo)

Ciidamada Amniga ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qaraxyo la doonayay in lala beegsado goobo ay dadka isugu yimaadaan .

 

Qaraxyadan ayaa waxaa la shegay in ay soo abaabuleen xubno horay uga tirsanaa maamulkii madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar .

 

Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa dhawaan shegay in ay jiraan  xubno ka tirsanaa mamaulkii hore ee dowladd deegaanka oo ku dhuumaalaysanaya magaalada Hargaisa , soona abaabulaya falal lidi ku ah amniga .

Ciidamada ayaa soo qabtay nin lagu magacaabo Axmed Mahad Colow ,kaas oo ahaa abaabulihii qaraxyadan .

Halkan ka dhegayso Taliyaha ciidamada  Liyuu Boolis.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: