Musharrax Cali Xaaji warsame oo degmadda Waaciye gaaray (Daawo)

Musharrax Cali Xaaji warsame oo degmadda Waaciye gaaray (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 mudane Cali xaaji warsame oo socdaalo ku marayeey qaar kamid ah gobaladda Puntland ayaa maanta gaaray degmadda waciye ee gobalka karkaar.

Cali Xaaji warsame ayaa booqday maanta degmadda waaciye ee gobalka karkaar waxaana kusoo dhaweyeey degmadda waaciye,Nabadoono,Aqoonyahano,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Waaciye.

shacabka degmadda kusoo dhaweyeey ayuu uga mahadceliyeey sida wanaagsan ee ay usoo dhaweyeen shacabka Degamadda,wuxuuna ka hadlay waxqabadkiisa haddi uu hogaanka Puntland ku guulaysto 2019.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com