Ciidamada Amniga Baladweyne oo gacanta ku dhigay haweenay seygeeda dishay (dhegayso)

Ciidamada Amniga Baladweyne oo gacanta ku dhigay haweenay seygeeda dishay (dhegayso)

Ciidamada Amaanka gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay haweeney magaalada Beledweyne ku dishay seygeeda oo ahaa macalin dugsi Quraan.

Macalinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Macalin Maxamed,waxaana la sheegay xaaskiisa in ay siisay cunto sumeysan taasoo keentay in uu u geeriyoodo.

Wararka ayaa sheegaya in Macalinka uu dhawaan guursaday gabadha sunta ugu dartay Raashinka ee keentay in uu u geeriyoodo.

Hadaba si aan wax badan uga ogaanno dhacdadan ayaa waxaan khadka taleefanku ku wareysanno Sharmaarke Cabdulaahi Daahir oo ah wariye Madax banaan kaasoo ku sugan Beledweyne Cabdirisaaq faamoos ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com