Cidamadda Dowladda oo degaano cusub kala wareegay Alshabaab

Cidamadda Dowladda oo degaano cusub kala wareegay Alshabaab

Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen ay Al-Shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Taliyaha Ciidanka lugta Janaraal Maxamed Tahliil Geedi, ayaa hor kacaya howlgalka saaka ciidanka ku qaadeen degaanka Gendershe ayaa sheegay inay degaanka kala wareegeen Al-Shabaab.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada ay sinabad ah kula wareegeen degaanka Gandarshe oo u dhow Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiil Ciidan.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0