Ceelwaaq oo wali go’doon kujirta iyo xaalada daka oo laga soo deyrinayo

HomeWararka

Ceelwaaq oo wali go’doon kujirta iyo xaalada daka oo laga soo deyrinayo

Waxaa aad looga deyrinayaa Xaalada nolosha shacabka kunool degmada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka gedo,kadib markii ay go’doomiyeen degmada kooxda Al-s

Guddoomiye Filish oo farriin u direy Shacabka Muqdisho
Warka Fiidnimo iyo Faadumo Dagan Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)
Maraykanka Duqaymo ka geystay gobalka Bari degaano katirsan

Waxaa aad looga deyrinayaa Xaalada nolosha shacabka kunool degmada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka gedo,kadib markii ay go’doomiyeen degmada kooxda Al-shabaab.

Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo Sahal Macalin ayaa sheegay in dadka kunool degmadaasi ay haysato xaalad nolol xumo oo aad u liidatogo’doonka ay saareen.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in degmada aysan laheyn garoon diyaaradeed oo ay dadka adeegsadaan,taasina ay sababtay in maciishda ay kor u kacdo.

waxaa uu sheegay guddoomiyaha in degmada aysan kajirin adeegyadii ay u baahnaayeen bulshada ee asaasiga ahaa sida caafimaadka, Biyaha iyo waxbarashada loona baahan yahay in si deg deg ah arintaasi wax looga qabto.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: