HomeUncategorized

Ceelka Shabeel I oo shidaal lagu qiyaasay 150m laga helay, shidaal kalena lagu arkay

Sydney, May 14 - Sida lagu xusay qoraal ka soo baxay shirkada Range Resources ayaa lagu sheegay in qadar shidaal ah laga helay ceelka Shabeel I oo qodaalkiisu uu bilawday ku dhawaad laba bilood ka hor.

Tiro ka tirsan shaqaalaha wasaaradaha dowladda Soomaaliya oo Tababar loo qaaday
Diyaarado Duqeymo ka Fuliyay Bariga Gaalkacyo iyo Maamulka Galmudug oo ka Hadlay
DHEGEYSO-Sidee maanta looga ciidey magaalada Boosaaso.

Sydney, May 14 – Sida lagu xusay qoraal ka soo baxay shirkada Range Resources ayaa lagu sheegay in qadar shidaal ah laga helay ceelka Shabeel I oo qodaalkiisu uu bilawday ku dhawaad laba bilood ka hor.

Sida lagu xusay qoraalka ceelka ayaa laga helay shidaal lagu qiyaasay 150m iyada oo shidaal intaas ka badanna la sheegay in la helay.

Waxaa sidoo kale la sheegay in shidaal cadadkiisu badan yahay laga arkay isla ceelka.

Ceelka Shabeel I ayaa illaa hadda la qoday dhumuc dherer le’eg 3,425 mitir oo dhulka hoostiisa ah.

Qodaalka shidaal ee Puntalnd ayaa waxaa fulinaysa shirkad lagu magacaabo Horn Petrolem.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: