Category: Wararka

1 2,816 2,817 2,818 2,819 2,820 2,823 33816 / 33874 POSTS
DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

Laamaha ammaanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka bilaabayo howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo, sida ay xaqiijiyeen wasiirka a [...]
LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James wuxuu 788 ciyaarood oo isku xiga dhaliyey 10 dhibcood iyo ka badan, wuxuuna maanta dhaafay oo jabiyey rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbar. Mar [...]

DHEGAYSO Saaka & Dunida iyo Maxamud Cabdi Ibrahim

Bossaso – Kulan wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka daadihinaya Maxamud Cabdi Ibrahim. [...]
DAREEN 1aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

DAREEN 1aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Radio Daljir - DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barn [...]

DHEGAYSO Caawa & Daljir iyo Wariye Maxamud Cabdi Ibrahim (MCI)

Bossaso – Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada dhegaysiga Barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudya [...]
Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU) oo Safar Shaqo u Jooga Kampala, Uganda

Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika (EAU) oo Safar Shaqo u Jooga Kampala, Uganda

Kampala - Maamulka jaamacadda Bariga Afrika (EAU) ee Soomaaliya oo socdaal ku jooga wadanka Uganda , ayaa la kulmay masuuliyiin katirsaha jaamacadaha [...]
DHEGAYSO Warka Fiidnimo, Wariye Xasan Haykal

DHEGAYSO Warka Fiidnimo, Wariye Xasan Haykal

Bossaso - Ku soo dhawaada warka fiidnimo oo caawa idin kaga imaanaya Bossaso iyo wariye Xasan Haykal. [...]
Daawo, Kenya oo Jebisey Heshiiskii Duulimaadka iyo Diyaarad lagu Dajiyey Wajeer

Daawo, Kenya oo Jebisey Heshiiskii Duulimaadka iyo Diyaarad lagu Dajiyey Wajeer

Diyaarad maanta ka ambabaxday Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ay sii martay Magaalada Wajeer halkaasi oo sida caadada aheyd lagu baaray rakaabka [...]
Madaxweye Gaas oo Safar Shaqo ugu Baxay Imaaraadka Carabta

Madaxweye Gaas oo Safar Shaqo ugu Baxay Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar shaqo u aadey dal [...]
DHEGAYSO Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif

DHEGAYSO Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif

Daljir (Buuhoodle)-Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Id [...]
DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

Taliyaha saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso Yuusuf Axmed Ciise, oo waraysi siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin maxaa [...]
DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

DHEGAYSO Shir Looga Hadlayey Qaxootiga ka soo Laabanaya Kenya oo lagu Qabtay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarun goboleedka Jubbada hoose iyo deegaamo katirsan Jubbaland ayaa waxaa bilihii ugu dambeeyey ku soo qulqulayey qaxooti kasoo [...]
1 2,816 2,817 2,818 2,819 2,820 2,823 33816 / 33874 POSTS