DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

Taliyaha saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso Yuusuf Axmed Ciise, oo waraysi siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin maxaabiista ku xiran saldhiggaasi iyo arrimo kale oo ka mid yihiin, tahriibayaasha iyo dhalinyarada mobilada furata.

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0